National Anthem of Somalia

National Anthem of Somalia

National anthem of  Somalia

It was written and sung by Abdullahi Qarshe. Even though Soomaaliyeey Toosoo is often used as national anthem, the official national anthem for Somalia is Qoloba Calankeed.

Lyrics Abdullahi Qarshe, 1959
Music Abdullahi Qarshe, 1959

 

Somali lyrics.

Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innana keenu waa, Cirkoo kale ee, Een caadna lahayn, Ee caashaqayee. Xidigyahay cadi waad, Noo ciidamisee, Carradaa kaligaa aadow curad ee cadceeda sidii la caan noqo ee.

English lyrics.

Any nation’s flag, bears its own color
The sky (above us), does ours look like
Defects it has none; love it with candor
Oh you White Star, at your service we are
Superior you are, in any part of our land
Be famous oh Star, like the sun (of the far)
On the day you arose, our hearts you have
Purified with pureness, (Oh you our flag)
Lord may not dim you, pray we in this night
The detached part of, our forces of five
I beseech from God, their return you cause
This fate that wrote, for us to meet now
Original Somali lyrics (1947)
Soomaliyeey Toosoo
Toosoo isku tiirsada eey
Hadba kiina taag daraneey
Taageera weligiineey.

Chorus

Sharcigay isku kiin tolayoo
Luuqadaa tu waaxid ahoo
Arligiina taaka ahoo
Kuma kala tegeysaanee
Tiro adhi ah oo dhaxalaa
Sideed laydiin soo tubayoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiin idiin talin oo
Tulud geel ah oo dhacan baad
Toogasho u badheedhanee
Ma dhulkeeni oo tegey baan
cidi dhagax u tuurayneey
Qaran aan hubkuu tumayo
Tooreyda dhaafayn oo
Oo aan taar samayn karin
Uur kutaallo weynaa
Hadba waxaan laa ooyaayoo
ilmadu iiga qubaneysaa
Ikhtiyaar nin loo diidoo
La addoon sadaan ahayee

Sermons List

About Author

Leave a Reply