wargelin muhiin ah

WARGELIN MUHIIM AH

Arimo farsamo oo la xariira habka bixinta baasaboorka awgeed (Passport Issuing system), waxaa dhammaan xaafiisyada laga bixiyo baasaboorka lagu wargelinayaa in laga bilaabo maalinta Sabtida ah taariikhduna tahey 26 Janaury, 2019 la hakiyey diiwaan-gelinta codsi baasaboorka ilaa wargelin danbe.
FG: Codsi baasaboor oo la diiwaangeliyey mudada hakinta System-ka dhexdeeda ma noqon doono mid ansax ah oo la aqbalayo, Mahadsanidiin.
Waaxaha Howlaha iyo Jinsiyadda

About Author

Leave a Reply