
Ageysiis
Ogeysiis Ogeysiis.
Dhamaan Soomaalidda ku dhaqan wadanka Belgiumka iyo Qaaradda Eurpe waxaa la
ogaysiinayaa in Codsashadda ama sameynta Baasaborka soomaaliga in dib loo furi doono
Bisha soo socota 8 Octoobar 2018, cidii doonaysa ama rabta inay Codsato Baasaboorka , Fadlan la soo xiriir safaaradda Soomaaliya ee wadanka Belgiumka iyo Qaarada yurub.
Wixii faahfahin ah Kala xiriir Safaaradda.
Tel: +32) 2646.6488 Email: info@somaliembassybelgium.eu.
H.E. Dr Ali Said
Leave a Reply